Geeska Afrika Newspaper "Horyaalka Wargeysyada Somaliland" , Waa Wargeys ku caan baxay dhex-dhexaadnimo, hawl-karnimo, waxay waayo-aragnimo u leeyihiin Xirfada Saxaafada, Waxay kuu ballan-qaadayaan Warar lagu kalsoon yahay. Nagala soo xidhiidh editor@geeska.net
 
Main Menu
Home
Somali Music
Contact Us
Articles
 
 
 
 
 
 
   
 
 
Links
Geeska Afrika
Hadhwanaag News
Somaliland Education
Qaran News
Somaliland Technology
Somaliland Info
 

Fursadaha Shaqo Abuur Iyo Faaqidaada Dareenka

Xaflada la isku arkay oo Xalay lagu Furay Hoolka Shirarka ee Hotel-ka Summer Time ee Magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)


 Dallada SONYO oo Safar Shaqo Ku soo Martay Gobolada Sool iyo Togdheer(Daawo Sawirada)

Dallada SONYO oo shir lagaga hadlay dhibta TAHRIIBKA dhallinyarada Iyo Shaqo La'aanta ku qabtay Magaalada Boorama (Daawo Sawirada)

Uurkaygu waa godob Eed Hooyo laga Galay: Qiso murugo xambaarsan

Xarun Loogu Talo-galay Wada-hadalka iyo Xuquuqal-insaanka oo laga Furay Magaalada Hargeysa

"Macalinka", Gabay ka waramaya doorka ay barayaashu kaga jiraan bulshada

Hambalyo: Dr.Jama Muuse Jama oo ku guulaystay Abaal-marinta Buuga Sannadka 2007

SHIR-JARAA’ID WAA MAXAY? MA SHIL BAA MA SHEEKAA?--Qaybtii 4aad

Shabakada Somalilandedu Oo Shahaado Sharaf Gudonsiisey Masuuliyiin Ka qayb Qaatey Horumarinta Waxbarashada Iyo Caafimaadka (Daawo Sawirada) 

Xaflad ballaadhan oo lagu soo bandhigay buug suugaaneed magaciisa la yidhaahdo HILIN HAYAAN oo Hargeysa lagu qabtay

80 Hablood oo Aqoon isweydaarsi dhinaca Diinta ah loogu soo Xidhay Hargeysa 

Madaxweyne Rayaale oo shahaado sharaf ka gudoomay Shabakada Somaliland Education Network

Latest News
Sucuudiga Oo Ka Jawaabay Cabasho Dawladda Imbigaati Kaga Dacwotay Heshiska Al-Jabiri Ee Somaliland
Sunday, 07 September 2008
Riyad(Geeska)- Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay cabasho uga timid dawladda Imbigaati ee uu Madaxweynaha ka yahay Cabdillaahi Yuusuf Axmed, taas oo ku saabsanayd heshiiska xoolo dhoofinta ah ee uu Somaliland la galay ganacsadaha Sucuudiga ah ee Saleban Al-Jaabiri 
 
Madaxda KULMIYE Oo Magacawday Lix Ergay Oo Gartooda Gala
Sunday, 07 September 2008
Hargeysa(Geeska)- Kulankii xalay dhex maray madaxda KULMIYE ee isku maandhaafsan natiijadii ka soo baxday shirkii Golaha dhexe ee xisbigaas ee dhawaan lagu qabtay Burco, ayaa lagu magacaabay ergo lix xubnood ah oo goob joog ka noqon doonta wada hadalada labada dhinac u furmi doona toddobaadkan. Ma jiro war rasmi ah oo kulankaas ka soo baxay, waxase la sheegay in kulankaas la iskula qaatay lix xubnood oo goob joog ka noqon doona wada hadalada.
 
Wargeyska Geeska Afrika Oo Waraysi Xiiso Badan La Yeeshay Cabdiqaadir Jirde
Saturday, 06 September 2008
Hargeysa(Geeska)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ah siyaasi culus oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, horena u ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii hore ee Golihii wakiilada 
 
Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Oo Madaxweyne Rayaale Baaq U Diraya
Wednesday, 03 September 2008
Hargeysa(Geeska)- Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo.(Daawo sawirka)
 
Rayaale VS Cigaal: Kala Duwanaanshaha Dookha Xulashada Wasiirada
Tuesday, 02 September 2008
Hargeysa(Geeska)- Golaha Wasiirada ee xukuumadda Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, waxa ku jira xubno tiro badan oo haysta dhalashada wadamo shisheeye, 
 
UDUB Oo Sheegay Inaanay jirin Cid Madaxweyne Rayaale Murashaxnimada Kula Baratami Doonta
Monday, 01 September 2008
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga xukuumiga ah ee UDUB ayaa si rasmi ah u sheegay inaanay jirin cid Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin kula loolami doonta Murashaxnimada Madaxweynenimo ee xisbigaas uu guddoomiyaha u yahay.
 
Madaxweyne Rayaale oo sheegay in dadka Oramada Ahi Culays Dhaqaale Ku Hayaan Wadankiisa
Saturday, 30 August 2008
Hargeysa(Geeska/San Francisco)- Madaxweyne Md. Rayaale , ayaa sheegay in dadka Oramada ah ee Somaliland ku nooli ay culays dhaqaale ku hayaan wadankiisa.
 
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Ducaystay Sharka Kursiga Madaxtinimada Somaliland
Saturday, 30 August 2008
Baligubadle (Geeska)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku ducaystay in haddii ay khayr u tahay uu ILLAAHAY (SWT) u dhiibo xika madaxtinimada dalka, haddii aanay khayr u ahayna aanu u dhiibin.
 
Madaxda KULMIYE Ee Kala Fogaatay Oo Kulan Garnaqsi Ah Gondaha Is Daray
Thursday, 28 August 2008
Burco(Geeska)- Madaxda xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE ee ku kala fogaatay doorashadii lagu doortay murashixiinta Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka, ayaa shalay magaalada Burco isku horfadhiistay kulan garnaqsi iyo wada hadal ah.
 
Dawladda Imbigaati oo Ka cadhootay Heshiiska Al-Jaabiri la galay Somaliland
Thursday, 28 August 2008
Qaahira(Geeska/Aawsat)-Dawladda Imbigaati ee uu Madaxweynaha ka yahay Cabdillaahi Yuusuf ayaa markii u horaysay cadaysay sida ay uga soo horjeedo heshiiska ay dawladda Somaliland dhawaan la gashay ganacsadaha Carbeed Sheekh Saleban Al-jaabiri 
 
Axmed-Siilaanyo Oo Saaxiib Cusub Ka Samaystay Beelaha Samaroon, Salaankana Ka Tuuray Xiddigii Awdal
Thursday, 28 August 2008
Burco(Geeska) –Shirkii Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE uga socday magaalada Burco oo shalay la soo gebagebeeyay ayaa lagu doortay labada masuul ee xisbigaas uga qayb geli doona doorashada Madaxtooyada.Shirkaas Golaha dhexe oo ay fadhiyeen 194 xubnood, ayaa waxa ka dareeray 63 xubnood oo taageersanaa labada murashax ee ku loolamayay jagada Madaxweyne ku xigeenka kuwaas oo kala ahaa:-
 
Maayar Jiciir Oo Uu Xalay Sigay Daad Marayay Dooxa Hargeysa
Thursday, 28 August 2008
Hargeysa(Geeska)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa xalay dirqi kaga badbaaday daad marayay dooxa weyn ee Hargeysa.Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Jiciir oo uu weheliyay xoghayaha dawladda Hoose Mr. Maxamed Aw Aadan, ayaa cawayskii xalay u gurmaday wiil uu dhalay Maayar Jiciir oo isaga iyo gaadhi Surf ah oo uu watay ku dhex xanibmay dooxa Hargeysa oo uu daad marayay
 
Al-Shabaab Oo Ku Dhawaaqay Inay La Midoobayaan Al-Qaaciida
Tuesday, 26 August 2008
Nayrobi(Geeska/LA)- Ururka Al-Shabaab ee dagaalka hubaysan kula jira dawladda Imbigaati iyo ciidamada Itoobiya ee Somaliya jooga, ayaa si cad u qirtay inuu xidhiidh rasmi ah oo ka dhexeeyo shabakadda Al-Qaaciida
 
Siyaasiyiinta Isu Micilisanaya Ee Kulmiye Oo Maanta La Kala Saarayo
Tuesday, 26 August 2008
Burco(Geeska)-Shirweynahii Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE uga socday Magaalada Burco ayaa shalay galay maaalintii labaad. Madasha shalay ee shirka oo ahayd madal jawigeeda ay ka muuqatay xamaasad iyo Kaanbayn culus oo u dhexeeya musharaxiinta ay kala taageersanayeen ergooyinku, ayaa waxa laga dhex dareemayay dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo xaraaradiisu kacsanayd.
 
Qaybta Labaad Ee Waraysigii Wasiir Cawil
Sunday, 24 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Cadadkii hore ee Wargeyska Geeska Afrika, waxaanu idiinku soo gudbinay waraysi khaas ah oo aanu la yeelanay Wasiir Cawil. waxa uu kaga xog waramay xaaladda dhaqaale ee dalku marayo
 
Geeska Afrika Oo Waraysi Khaas Ah La Yeeshay Wasiir Cawil
Thursday, 21 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa beeniyay warar muddooyinkan dambe la isla dhex marayay oo sheegayay  inay madhatay khasnadda dawladda Somaliland.
 
Rayaale Oo Cadeeyay Sababta Uu Uga Baaqday Xafladii Jaamacadda Iyo Jawaabaha Siilaanyo Iyo Faysal
Wednesday, 20 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shalay cadeeyay sababta rasmiga ah ee uu uga baaqday munaasibadii la isku arkay....
 
Geeska Afrika Oo Helay Nuqulka Rasmiga ah Qaraarka Maxkamadu Ka Gaadhay Xirsi Cali X. Xasan
Tuesday, 19 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa toddobaadkii la soo dhaafay si rasmi ah u sheegtay inaanay awood u lahayn dhagaysiga dacwadda ay xukuumadda ...
 
Duur Xulkii Faysal, Is Cadayntii Siilaanyo Iyo UDUB Oo Lagu Ooriyay
Tuesday, 19 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Laba boqol iyo konton arday ayaa shalay ka qallin jebiyay qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa, waxaana ardaydaas loo sameeyay xaflad loogu dabaal degayay qallin jebintooda.
 
Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Diiday Inay Qaado Dacwadda Xirsi Cali X. Xasan
Sunday, 17 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa la sheegay inay diiday inay dhagaysato dacwadda ay xukuumadda Somaliland ku soo oogtay guddoomiye ku xigeenkii hore ee Koomishanka doorashooyinka Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo dhawaan laga soo qabtay bariga magaalada Burco.
 
Dayax Madoobaad Xalay Laga Dareemay Somaliland
Sunday, 17 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Dayax Madoobaad ayaa xalay laga dareemay wadamo dhawr ah oo ka tiran bariga Afrika oo ay Somaliland ka mid tahay, kaas oo ay saynisyahanadu hore u sii saadaaliyeen inuu xalay dhici doono. Abaaro 11:30 habeenimo ee xalay ee saacadda Somaliland, ayaa mar keliya laga war helay dayax madoobaad dhacay, waxaanay dadka Somaliland ku dareereen masaajidada iyaga oo tukaday Salaatu Khusuuf
 
Faysal Cali Waraabe Oo Qoyska Madaxtooyada Eedaymo U Jeediyay
Saturday, 16 August 2008

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa qoyska Madaxtooyada Somaliland ku eedeeyay inay xafiisyo gaar ah u samaysteen maamulka khayraadka dalka, isaga oo Rayaalena ku tilmaamay Madaxweynihii ugu kartida yaraa ee uu weligii arko.

 
Sirta Ku Geedaaman Diiwaan Gelinta Codbixiyayaasha Iyo Khatarteeda
Saturday, 16 August 2008
Warar ka soo baxay ilo aad loogu kalsoon yahay ayaa shaaca ka qaaday in ujeedada dhabta ah ee looga danleeyahay diiwaangelinta codbixiyayaasha ee Jamhuuriyadda Somaliland ay tahay, in keydka faah-faahinta codbixiyayaasha sida faraha laga qaado dadka iyo  magacyadoodadaba (voter registration database) sida ay u dhantahay gebi-ahaanba lagu wareejin doonaan saraakiisha midowga Yurub ee iyagu maal-gelinaya mashruucaas diiwaangelinta.
 
The Driver of Huda Barkhad Whisked To Hargeisa Hospital In Critical Condition
Saturday, 16 August 2008
Hargeisa (Geeska)- The former head of the presidential transport and personal driver of the president’s wife, Abshir Hassan Hashi who was languishing behind bars in Mandera central prison for the last three months, was rushed to Hargeisa General Hospital in critical condition last night. Mr. Abshir who is a member of the KULMIYE central committee, the leading Somaliland opposition party, was arrested by Somaliland security forces three months ago.
 
Darawalkii Marwo Huda Ee Ku Xidhnaa Mandheera Oo Isaga Oo Sakaraad Ah La Keenay Cisbitaalka Hargeysa
Thursday, 14 August 2008
Hargeysa(Geeska)-Mr. Abshir Xasan, oo ahaan jiray darawalka gaarka ah ee Marwo Huda , oo muddo saddex bilood ku siman ku jiray  Mandheera, ayaa habeen hore loola soo cararay Cisbitaalka Hargeysa, ka dib markii ay la soo daristay xaalad caafimaad xumo ahi.(Daawo Sawirada)
 
Baaq Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Habar-jeclo
Wednesday, 13 August 2008

Gar-adag(Geeska)- Shirweynaha Beelaha habar-jeclo uga socda magaalada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa xukuumadda Somaliland si kulul ugu cambaareeyay xadhiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ahaan jiray guddomiye kuxigeenkii hore ee koomishanka doorashooyinka, oo dhawaan la xidhay.Baaq shalay laga soo saaray shirweynaha, ayaa waxa xukuumadda loogu baaqay inay

 
Axmed Siilaanyo oo Xukuumadda Ku Tilmaamay Mid Aan Xishoonayn
Tuesday, 12 August 2008

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xukuumadda Somaliland ku tilmaamay mid aan xishoonayn, oo dalkeeda ku soo jeedinaysa indhaha quwad shisheeye, waxaanu ugu baaqay inay xishooto.

 
Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Oo Sucuudiga Ku Geeriyooday
Tuesday, 12 August 2008

Burco(Geeska)-Alle ha u naxariiste waxa habeen hore magaaladda Jidda ee wadanka Sucuudiga ku geeriyooday Marxuum Sheekh Xasan Ismaaciil Bile, oo ahaa oday reer Somaliland ah.Sida ay Geeska Afrika u sheegeen qaar ka mid ah qaraabada Marxuumku, Sheekh Xasan, waxa uu u geeriyooday xanuun uu muddooyinkii u dambeeyay u jiifay magaaladda Jidda

 
Salaadiinta Habar-jeclo Oo Beeniyay In Shirkoodu Yahay Mid Lagu Duminayo Xukuumadda
Saturday, 09 August 2008
Gar-adag(Geeska)- Salaadiinta Beelaha Habar-jeclo ee ku sugan xarunta shirku uga socda ee degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa beeniyay in shirkoodu yahay mid lagu duminayo xukuumadda jirta islamarkaana lagu waxyeelaynayo qaranimada Somaliland.(Daawo Sawirada)
 
Cabdiraxmaan Saylici Oo Ku Faanay Inuu Cabdiraxmaan Aw Cali Ka Taageero badan yahay
Friday, 08 August 2008
Hargeysa (Geeska)- Guddoomiye-ku-xigeenka afraad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), kana mid ah murashaxiinta u tartamaya jagada Madaxwayne-ku-xigeenka xisbiga Kulmiye gudihiisa,  ayaa sheegay in uu isagu ka taageero badan yahay murashaxiinta kale ee la tartamaya ee ka soo jeeda deegaankiisa (Awdal).
 
More...
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Advertisement
Arrimaha Bulshada

Fanaanka Reer Djibouti Ee Cabdiraxmaan Sheekh Dandaawi Oo Hargeysa Socodaal Ku Yimid (Daawo Sawirada)

Tiradii ugu badnayd ee Arday Reer Somaliland ah oo ka qalin-jabisay Jaamacadaha wadanka Sudan(Daawo Sawirada)

 

Dahabshiil oo Xaflad Casho ah ku casuuntay Ardaydii Ka qalin-jebsay Jaamacadda Hargeysa(Daawo Sawirada)

 Tartankii Sheekooyinka Ee La Magac Baxay Sheeko Iyo Shaahid Oo La Soo Gabegabeeyay(Daawo Sawirada)

Deeq la Guddoonsiiyey Xarunta Dhimirka ee New Hargeysa(Daawo Sawirada) 

Dufcadii 7aad Oo Ka Qalin- Jebisay Jamacada Camuud Oo Lagu Qabtay Xarunta Jamacadaasi, iyo Weriye Ahmed Hassan Cawke oo xafladaa ka qayb galay(Daawo Sawirada)

Magaalada Hargeysa oo uu ka furmay Bandhig-buugeedka Caalamiga ah(Daawo Sawirada)

Daawo Sawirada Qalin jabinta Jaamacada Hargeysa ( Part 1 , Part 2 , Part 3)

Bandhig  Loogu Magac-Daray 'NAGAAD Iyo Qurbo-Jooga " oo Lagu qabtay Hargeysa(Daawo Sawirada)

 

Madaxweyne Rayaale oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday dhamaysatay tababar macalinimo(Daawo Sawirada)

Xaflad la isku Arkay oo Maanta 255-Arday kaga Qalin Jebiyeen Jaamacada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 143 arday oo ka Qalin jabiyey Machadka Azhar(Daawo Sawirada)

Dood Cilmiyeed ku Saabsan Deegaanka iyo Tamarta oo lagu Qabtay Hargeysa(Daawo Sawirada)

 

Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Fanaanka Nuuradiin Ahmed Iimaan

SONYO Iyo Xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka iyo Nuxurka Baaqa 7-da qodob ee Shirkan Laga Soo Saaray(Daawo Sawirada)

Ururka Somaliland Forum oo Deeq Waxbarasho u fidiyay 20 Arday(Daawo Sawirada)

Ururka SOYADO oo Munaasibad Ballaadhan ku Qabtay magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Dr.Jaamac Muuse Jaamac oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa(Daawo Sawirada)

Ururuka YMD Oo Xaflad La Isku Arkay Ku Xusay Maalinta Dhalinyarada Adduunka, 150-Geedna Ku Beeray Khayriyad(Daawo Sawirada)

Jaamacada Hargeysa Oo Furtay Machad Lagu Baran Doono Arrimaha Keena Khilaafaadka Iyo Sida Loo Xoojin lahaa Nabada

Sheeko xiiso badan: Karaamo Beel (Qaybtii koowaad , Qaybtii Labaad)

 
© 2006-2008: Geeska Afrika Newspaper, Hargeisa, Somaliland

Powered by Somaliland Technology